Waxaa Halmar Shaashadaha Caalamka Qabsadey C.Ronaldo Oo ku Sugan Kacbada isaga iyo Xaaskiisa

 

Waxaa Halmar Shaashadaha Caalamka Qabsadey C.Ronaldo Oo ku Sugan Kacbada isaga iyo Xaaskiisa, Qaadashada Diinta islaamka ah ka dib waxay Horey ka aadeen Xajkoodii u horeeyey.!!

Ronaldo ayaa magaciisa u Badalay Mohamed, Halka Xaaskiisa Magaceedana U badalay Aisha, Dunida islaamka waxay ku faraxsanyihiin inuu Diinta islaamka kusoo biiray Ronaldo iyo Qosykiisa.

Warbaahinta Ree Galbeedka ayaa Siyaabooyin kala duwan u falanqeeyey Arintan.

Kadib Ronalado waxaa diinti si Raxan raxan ah U Soo galaya dadbadan oo Jeclaa waayihiisa sports ka iyo dhaqankiisa shaqsiga Sida:- Caawinta masaakiinta, Qaxootiyada muslimka, Inuusan jirkiisa u adeegsan wax Tattoo ah, Si uu dhiigiisa u sadaqaysto hadii loo baahdo, inuusan Cabin Wax Qamri iyo Drugs ah.!!

Ujeedka Sheekada Waa in Qofkastoo Muslim ah jecel yahay inuu Maalin uun Arko C.Ronaldo oo muslim ah, aan dib idin Xasuusiyo Xiligii Saxaabada ee Uu Noolaa Nabi Maxamed (SCW) wuxuu Alle ka baryay in midkood uu soo hanuuniyo oo diinta Islaamka kusoo biiriyo labadii nin ee ugu caansanaa Quraysh: Cumar ibn al-Khattab ama Abu Jahl.

Ducadii Nabiga (SCW) waa laga aqbalay, waxaana soo islaamay Cumar ibn al-Khattab, kaasoo noqday mid ka mid ah saxaabadii ugu weynaa uguna saameynta badnaa diinta Islaamka.

Wax kastoo kor yeelaya diinteena sharafkeeda Magaceeda aan Jeclaano, Wax kastoo hoos u dhigaya sharafka iyo magaca diinteena aan ka fogaano.!




Comments

Popular Posts